Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Gudidii Somaliland U Qaabilsanaa Wadda Hadalka Khaatumo Oo Go’aamo Cusub Soo Saaray Fariina U Diray Cali Khaliif
July 4, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Guddidii Somaliland u qaabilsaneed wada hadalka Maamulka Khaatumo ayaa waxaa aysoo saareen Go,aamo cusub isla markaana waxaaa ay fariin hawda u mariyey guddidii Khaatumo ee uu hogaaminaayey Cali Khaliif

 

Gudida ayaa sheegtay in ay dib u dhigeen wada  hadalkii Maamulka Khaatumo Iyo Somaliland u balan sanayeen in 10 bishan uga Furmo magaalada Burco isla markaana laga dhigay 24 Bishan .

Sidoo kale Guddidan ayaa waxaa ay sheegen in ka hor inta aan shirka Burco la isku imanin ay laba guddi oo ka kala socda labada dhinac ay isku yimaadan Burco isla markaana ay diyaariyaan shirkaas iyo cida ka soo qeyb galaysa  si uu shirkaasi u noqdo mid loo dhan yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News