Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Golaha Wasiirada Somaliland Oo Shir Deg Deg Isku Yimid Iyo Mawqif Cusub Oo Ay Ka Qaateen Khilaafka Ka Dhex Jira Dalalka Carabta Iyo Qadar
June 10, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa():- Golaha wasiirada Somaliland ayaa waxaa ay maanta isku yimadeen shir deg degah oo aan caadi aheyn isla markaana waxaa shir gudoomiyaanaayey madaxweyne Siilanyo .

Golaha Wasiirada ayaa waxaa ay go,aan ku gaadheen in Somaliland ay xidhiidhka u jarto dalka Qadar isla markaana la safato dalalka ay hogaaminaayaan Sucuudiga Iyo Imaaradku

 

Sidoo kale Somaliland ayaa waxaa ay sheegtay in hawdeeda , badeeda iyo dhulkeeda aanay isticmaali Karin cid aaney iyadu ogolaansho siinin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

http://www.al-maktabeh.com/play.php?catsmktba=716

COMMENTS
Latest News