Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Garabka Jamaal Cali Xussen Oo Qaadacay Shirweynaha Xisbigaasi Ee Dib Loo Dhigay Kuna Dhawaaqay In Ay Gudoomiye Cusub Xisbiga U Sameynayaan
October 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Garabka  qaban qaabada shirweynaha xisbiga UCID ee  musharax Jamaal Cali Xussen waxaa ay sheegen in ay gabi  ahaanba ay qaadaceen shirka aan caadiga aheyn ee ay maxkamada sare amartey in uu xisbigaasi Qabsado

Waxaa ay sabab uga dhigeen in xisbigii aanu laheyn gudoomiye mar hadii uu Faysal Cali Waraabe noqdeyna musharax  ay xilkii gudoomiye nimo banaan tahay waxaana ay ku dhawaaqen in 06.011.2016 ay qaban doonan shirweyne ay ku dooran doonan gudoomiye cusub oo xisbiga UCID yeesho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News