Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Garabka Gudoomiyaha UCID Oo ku Dhawaaqey In Dib Loo Dhigay Shirkii Xisbigaasi Ee Ay Hore U Shaaciyeen
October 29, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargesa (Saxilnews):- Shanta Xubnood ee qaban qabada shirweynaha Xisbiga UCID ee garabka gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo  goor dhaweyd saxaafada kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegen in dib loo dhigay shir weynihii aan caadiga aheyn ee xisbigaasi qabsan lahaa 02.11.2016

Waxaa ay sheegen in sababo jara awgeed oo ay ka mid  yahiin gudoomiyihii xisbigaasi oo safar ku maqan ay sababtey waxaana ay shaaciyeen in laga dhigay 07.11.2016 .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

 

 

COMMENTS
Latest News