Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Gaadhi Xaamul Sidey Oo Ku Qalibmey Wadada Dhawga Iyo Khasaaraha Ka Dhashey
March 19, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilews):- Mid ka mid ah baabuurta xamuulka Qaada isla markaana sidey inka badan 300 oo neef ayaa waxaa uu ku qalibmey wadada dawga cad oo dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Hargeysa

 

Waxaana halkaasi ku dhintey ku dhawaad 100 nef oo ka mid ahaa xoolihii uu sidey gaadhigu

Hallkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News