Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Dalka Ruushka Oo Maraakiibtiisa Dagaalka Ka Riday Afar Gantaal Iyo Goobta Uu Ku Dhuftey
May 31, 2017 - Written by suxufi

Moscow (Saxilnew): Dalka Ruushka ayaa waxaa uu maanta maraakiibtiisa dagaalka uu ka riday afar

gantaal oo ah nooca loo yaqaano Cruise Missiles .

Ruushka ayaa afartan gantaal waxaa uu laba ka mid ah ka riday maraakiibta taagan Badda Madow labana waxaa uu ka riday gujis badda hoostiisa ku jiray , waxaana uu gantaaladan ku dhuftey deegano u dhaw magaalada Palmyra ee dalka Suuriya halkaas oo ay ku sugan yahiin kooxda ISIS

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News