|
|||||
Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Ciidanka Booliska Somaliland Oo Iminka Ka Hadley Sixiroolayaal La Sheegay In Ay Dadka Afduubtaan
March 16, 2017 - Written by Abdisalaan HarirHargeysa (SaxiNews):- Taliska guud ee ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa aygoor dhaweyd ka hadleen falal mudooyinkii ugu danbeeyey si aad ah looga hadal hayey guud ahaan dalka gaar ahaana magaalada Hargeysa
Dhacdooyinka oo ah sixiroolayaal la sheegay in ay dadka afduubtaan ayaa waxaa ay ciidanka Boolisku sheegeen in guud ahaan dadka arimahaas warbaahinta ka sheegayaa aanay wax cadeyn ah u soo bandhigin ciidanka Booliska balse ay baadhitaano ku wadaan ilaa saddex fal oo arintaasi la xidhiidha isla markaan ka dhacay magaalada Hargeysa iyo magaalada Burco , natiijadeedna ay soo ban dhigi doonan Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
COMMENTS
|
Latest News
|