Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Badhasaabkii Hore Ee Gobalka Gabilay Oo Iminka Iska Casilay Kulmiye Siro Badana Fashiliyey
October 10, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Badhasaabkii hore ee gobalada Gabilay iyo Daadmadheedh ee xukuumada madaxweyneSiilanyo ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu iska casilay xisbiga Kulmiye isla markaana uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani

Masuulkan ayaa waxaa uu sidoo kale uu fashiliyey siro badan oo qarsoonaa taas oo salka ku haysa sababihii xilka looga qaadey 3 sanno ka hor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News