Saxilnews.com
Deg Deg Daaw:- Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Iminka Ka Hadashey Wararka Sheegaya In La Bedelay Xoghayihii Dawlada Hoose
October 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Mubaarik Cabdi Malow oo ka mid ah mudanayanaasha golahadeeganka magaalada Hargeysa waxaa uu si cad u beeniyey wararka sheegaya in la bedelay xogyahihii dawlada Hoose ee Hargeysa MD Cali Xassan Cawaale .

Xildhibaanka oo goor dhaweyd warbaahinta la Hadley waxaa uu sheegay in wararkaasi aaney aheyn qaar xaqiiq ah isla markaana ay suuqa soo gashadeen dad dano gaar ah lehi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News