Saxilnews.com
Deg Deg :- Culimada Loo Yaqaano Timo Weynta Oo Saaka Cabasho Ka Dhan Ah Madaxweyne Siilanyo U Gudbinaya Golaa Guurtida Iyo Nooca Ay Tahay Cabashadu
June 12, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- War deg deg ah oo hada soo gaadhaya shabakada Saxilnews.com waxaa uusheegayaa in Culimada loo yaqaano TIMO WAYNTA Ama QAADIRIYADA ay saaka golaha guurtida Somaliland u gudbinayaan cabasho ka dhan ah madaxweyne Siilanyo kuwaas oo hada ku sugan xarunta golaha guurtida .

Culimadan ayaa waxaa ka cabanayaan guddi culimo awdiin ah oo dhawaan madaxweyne Siilanyo magacabey kuwaas oo la sheegay in aan lagu darin haba yaraatee .

 

Sidoo kale Culimadan ayaa saluugsan hanaanka sharci ee guddidan culimada ah ee madaxweyne Siilanyo dhawaan magacaabey

COMMENTS
Latest News