Saxilnews.com
Deg Deg  :- Ciidamo Hubeysan Isla Markaana Gadoodsan Oo Xidhay Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Magaalada Moqdisho Iyo Sababta Ay U Xidheen + Sawiro
March 12, 2017 - Written by suxufi

Moqdisho (Saxilnews):- Ciidamo aad u hubeesan oo katirsan milatariga Soomaaliya ayaa manata xiray

wadooyin badan oo kuyaala magaalada Muqdisho, Ciidankan ayana gaadiidka kala duwan u diiday in ay maraan wadooyinka u xiran.

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

 

Sida ana Wararka ku heleyno ciidankan oo wata gaadiidka dagalaka iyo hub badan ayaa isugu soo baxay Wadooyinka Muqdisho qaarkood, waxa ayna ciidankan ka gadoodsan yihiin mushaar la’aan dhoor bilood lasoo daristay.

Ciidamada Milatariga ayaa xiray Wadada KM-4 ilaa Isgooska Banaadir, waxa ay sidoo kale ciidamada gaadiidkooda dagaalka iyo dhagxaan ku xireen wadooyin kale oo kuyaala magaalada Muqdisho oo muhiim u ahaa isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Ilaysnews/Moqdisho Desk

Info@Ilaysnews.com

COMMENTS
Latest News