Saxilnews.com
DEG DEG Ciidamada Booliska Tog Wajaale oo Qabtay Xashiishadii ugu Tirada Badnayd
August 3, 2018 - Written by editor

og Wajaale (SAXIL.news)- Ciidamada Booliska maaglo xuduudeedka Tog Wajaale ayaa waxa ay qabteen 3 kiiloo oo ah maandooriyaha Xashiishada oo laga keenay dalka Itoobiya islamarkaana la soo gelinayay Somaliland, Sidoo kale Ciidamada Boolisku waxa ay xabsiga u taxaabeen laba nin oo siday xashiishada.

 

COMMENTS
Latest News