Saxilnews.com
Deg Deg:- Akhriso Hogaanka Cusub Ee Loo Doortey Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA  
December 30, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Boodhka ururka suxufiyiinta Somaliland oo maanta la doorteyka dib markii uu xilku ka dhamaadey Boodhkii hore ayaa waxaa ay goor dhaweyd iska sii dhex doorteen hogaanka cusub ee ururkasi agi doona saddexda sanno ee soo socda waxaana doortey

Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa markale noqday guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somalilandee Golja

Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa loo doortey Yaxye Sheekh Ismaaciil.

Sidoo kale,Sakariye Axmed Muxumed ayaa loo doortay xoghayaha guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA.

COMMENTS
Latest News