Saxilnews.com
Dawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Saxaafada Qaar Ka Mid Ah Ku Tilmaamay In Ay Xaraan Yahiin ” Kuwan Xaaranta Ah Ee …. ” 
May 31, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi IsmaciilSaylici ayaa waxaa uu qaar ka mid ah saxaafada dalka uu ku tilmaamay in ay qaar yahiin

Madaxweyne ku xigenka oo u muuqdey  mid dhibsadey  warar ay saxaafada qaar ka qoreen ayaa shabakadaha ama Website yada ku tilmaamay in ay xaaran yahiin

” kuwaan xaaranta ah ee Website yada la yidhaahdo shalay bay iga qoreen madaxweyne ku xigeenkii baa Hotel Saw la yidhaahdo ka dhistey Borama isaga oo isticmaalaya lacagtii abaaraha ” ayuu yidhi madaxweyne ku xigeenku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Wa

COMMENTS
Latest News