Saxilnews.com
Dawladda Sucuudiga Oo Xayiraadii Ka Qaaday Dhoofkii Xoolaha Somalida Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay
July 23, 2017 - Written by admin

Hargeysa(Ramaas)July.23,2017-Dawlada Sucuudiga oo dhawaan xayiraad kusoo rogtay dhoofkii xoolaha Somalida ayaa si rasmi ah xayiraadii uga qaaday xoolihii loo soo dhoofin jirey dalkaasi Sucuudiga,waxaana arrinkaasi ka hadlay wasiirka xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News