Saxilnews.com
Dawlada Somaliland Ayaa Safaarada Cusub Ka Furatay Caasimada Wadanka Itoobiya Ee Adis Sababa
April 20, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Dawlada S/land ayaa maanta safaarad cusub ka furay xarunta dalka Itoobiya ee Addis-ababa iyadoo ay munaasabada furitaanka ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda oo uu horkacayaan Gudoomiyaha golaha wakiilada Md cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi iyo gudoomiye ku xigeenkiisa Baashe Maxamed faarax oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan Xukuumada iyo Golayaasha kale ee qaranka muddo todobaad ahna tababar aqoon korodhsi ah oo ku saabsan maamul wanaaga ku qaadanayey Dalka itoobiya.

COMMENTS
Latest News