Saxilnews.com
DAWLADA SOMAIYA OO SHURUUD KU XIDHAY BIXITAANKA CIIDAMADA AMISOM + MUUQAAL
July 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Moqdisho (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada arimaha dibada dalka Somaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye  oo dhawaan u waramey wargeys ka soo baxa dalka Ruwanda  ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada Amisom ay dalka sii joogi doonan ilaa dawlada Somaliya laga qaadayo Cuna qabateenta Hubka ee saaran


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News