Saxilnews.com
Dawlada Kenya Oo Shaacisay Sababo Keenay Inay Xidho Xadka Ay La Wadaagto Soomaaliyaa
June 12, 2019 - Written by editor

Dawlada Kenya Oo Shaacisay Sababo Keenay Inay Xidho Xadka Ay La Wadaagto Soomaaliyaa

Hargeysa(saxilnews):-Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay xidhay xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka Ismamaulka Lamu, waxayna sheegtay in aanay jirin cid ka soo gudbi karta xadka Kayuunga iyo Raaskaambooni.

COMMENTS
Latest News