Saxilnews.com
Dawlada Imaaraadka Oo Ogolaatay Baasaaboorka Somaliland,Soona Bandhigtay Mashaariic Kale Oo Muhiim Ah Oo Ay Fulinayso
March 19, 2018 - Written by indho indho

Hargsa(Saxilnews.com) Monday, March 19, 2018 08:08:20
Dawlada Imaaraadka Oo Ogolaatay Baasaaboorka Somaliland,Soona Bandhigtay Mashaariic Kale Oo Muhiim Ah Oo Ay Fulinayso

Hargeysa(HWN):-Dawlada imaaraadka carabta ayaa si rasmi ah u ogolaatay baasaaboorka somaliland.

Sidoo kale dawlada imaaraadka ayaa shaacisay inay somaliland ka iibsanayso xoolaha nool isla markaana ay dawlada sucuudiga kala hadli doonto sidii ay xayiraada uga qaadi lahayd xoolaha somaliland.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay hawlo muhiim ah oo ay dawlada imaaraadku u qabanayso somaliland.

Gudoomiye Faysal oo soo bandhigaya qodobo ay isla garteen dawlada imaaraadka ayaa waxa uu yidhi “Xoolihii laba maalmood gudahood ayey imaaraadku ku bilaabayaan inay iibsadan, sucuudigana way la hadlayaan, waxaanan ka rajaynaynaa in todobaad gudihi ay xayiraada ka qaadaan xoolaha

 

COMMENTS
Latest News