Saxilnews.com
Dawlada Hoose Ee Berbera Ayaa Gaadiid Casriya Soo Iibsatay Iyo Casho Sharaf Ay Sameyeen
March 6, 2019 - Written by shiine caynaba

Berbera (Saxil.news.com) Maamulka dawlada hoose ee berbera ayaa maanta waxa ay soo bandhigeen gaaiid cusub oo ay soo iibsadeen gaaiidkan ayaa lagaga shaqayn doonaa nadaafada magaalada berbera
waxana munaasibad gaaiidka lagu hawl galinayey gooj ahaa badhsaabka gobolka saaxil maayirka degmada berbera iyo xogahayahafulinta dawlada hoose

Halka Ka Daawo Muuqaal.

COMMENTS
Latest News