Saxilnews.com
Dawlada Britain Oo Adkaynaysa Amaanka Dadka U Dhashay Ruushka Ee Magan Galyada Ku Jooga
March 17, 2018 - Written by indho indho

(Saxilnews.com)
Dawlada Britain Oo Adkaynaysa Amaanka Dadka U Dhashay Ruushka Ee Magan Galyada Ku Jooga

Booliska dalka Britain ayaa billaabay in ay toos ula xidhiidhaan  shakhsiyaad u dhashay dalka Ruushka oo magangelyo siyaasadeed u jooga Britain si ay ugala hadlaan xaaladdooda amni.

Booliska ayaa hadda wada baadhitaanno ka dhan ah dilka nin ganacsade ah oo u dhashay dalka Ruushka oo dhawaan meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla London.

Nikolai Glushkov oo 68 jir ahaa ayaa isniintii la soo dhaafay meydkiisa laga helay, ilaa haatanna lama shaacin cidda ka dambeysay dilkiisa.

BBC ayaa loo xaqiijiyay in booliska Britain ay hadda ka noqdeen mowqifkoodi hore ee ahaa in dadka magangelyada u jooga Britain ee u
 

COMMENTS
Latest News