Saxilnews.com
Darbi Doqon Dhigay
April 1, 2018 - Written by indho indho

Hargaysa(Saxilnews.com)
Arinkasta oo inala soo gudboonata way yartahay in la helo warbixin buuxda oo inagaga filan waxsheegeeda iyo waxay salka ku hayso

Waxaad si ku talo gal leh ugu badheedhaysaa maalinkasta in cid aad ka cadhaysiiso,dhibto,galiso naxli uu kugu colaadiyo adigoo hadana wanaag been ah inaad rabto naftaada ku maaweelinaya kuna baaqaya in la iswanaajiyo”kalamaan”,hadaba dhibtaasi waxay sabab unoqotaa ismaandhaaf,Firdhad waxaa sii fogaada in bulshadii wax ka dhaxeeyay wax isla fahanto ilaa heer ay kala shikido dantii caamka ahaydna dhufays ugu kala qaybsanto.

Arinkasta oo inala soo gudboonata way yartahay in la helo warbixin buuxda oo inagaga filan waxsheegeeda iyo waxay salka ku hayso,waayo badanaa waxaa khaldan ujeedada guud ee warkaasi xanbaarsan yahay,xirfadda cida gudbinaysa iyo garaadka cida loo gudbinayo.

,”Kuwa xasuusan kari waaya waayihii soo

 

COMMENTS
Latest News