Saxilnews.com
Darawalkii Mareeyaha Dekada Berbera Oo Si Sharci Daro Ah Nin Shaqalaha Dekada Ah Baaskoolad Ugu Cabaystay
January 31, 2017 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Darawalkii Waa Ladamiintay Waxaana Lasii Daayay Waxaanu Joogaa Guriga Maareeyaha, Hadii Sharciga Lamairain Waayana , Maxxamed Jaamac Nuur Basbaaso

Darwaalka Baabuurka Uwada Maareyaha Dekeda   Berbera oo   lagu Magacaabo Maxamed Maxamud Cabdi(Juuq Dhegayste )ayaa galabta goob fagaare ah oo kutaala magalada Berbera baastoolad Si badheedh ah ugu qabtay Maxamed Jaamac Nuur(Besbaaso)oo kamida shaqaalaha dekeda berbera gaar ahaan waaxda Farsamada iyo gaadiidka. waxaana islamarkiiba Saldhiga dhexe ee Berbera loo taxaabay Darawalkii Gaadhiga Maareyaha waday isaga oo waliba wata baabuurkii gaarka ahaa ee Maareyaha oo uu ku dhex sitay hub sharcidaro ah islamarkaana inta uu cabaystay uu ku qabtay mid kamida shaqaalaha Dekeda Berbera.

Dhacdadan Ayaa Ka Dhacday Maqaaxiyaha Lagu Shaaheeyo galabtii Ee Berbera, Ninkan Shaqaalaha Ka Ah Dekada Berbera Oo Lagu Naanayso BASBAASO Ayaa warbaahinta U Sheegay in Ninkii

Falka gaystay Markiiba Lasii Daayay oo Ladamiintay, Waxaanu Sheegay In  uu   Isagu Sharciga U Marayo Dacwadiisa , Hadii Deg Deg Waxlooga Qaban Waayo oo Dib Loogusoo Celin Waayo Saldhiga  Dee Waxay Noqonaysaa Sharci Majiro Ee Wax Iska Celii, Waa Sida Uu hadalka U Dheigee,

 

Wixii Kasoo Kordha  Wanu Idiinsoo Gudbin Doonaa,

Xigasho Hadhwanaagnews.com

 

COMMENTS
Latest News