Saxilnews.com
Dalka Canada Oo Muhaajiriin Badan Qaabileysa
December 12, 2018 - Written by Admin..

Canada (Saxilnews):- Dowladda Canada ayaa dhawaan sheegtay in ay kordhin doonto tirada dadka ay qaabisho ee soogalootiga ah.

Laakiin waxaa jira cabasho ka imaaneysa dad ku sugan gudaha dalkaas oo wali aanan la aqbalin, walow dowladdu ay ku doodeyso in dhibaatooyinka jira oo dhan aan mar qura la wada xallin karin.

COMMENTS
Latest News