Saxilnews.com
Dalalka Somaliland Iyo Norwey Oo Ka Wada Hadlay Arimo Muhiim ah
April 29, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Wadamada S/Land iyo Norwey ayaa ka wada hadlay arimo ay ka mid yihiin Qaxootiga yaman ee Somaliland ku soo qulqulaya, geeddi socodka dimuqraadiyadeed ee S/Land iyo Kaalinta ay Norwey ku leedahay xisaabta sanduuqa horumarinta S/Land.

COMMENTS
Latest News