Saxilnews.com
DAGAAL HADA KA SOCDA BADHTAMAHA MAGAALADA TALEEX
April 21, 2015 - Written by admin

Taleex (Saxil News.com)-Wararka Ka Imanaya Magaalada Taleex Gobalka Sool Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Magaaladaasi Uu Ka Socdo Dagaal Xooggan Oo La Isku Adeegsanayo Noocyada Kala Duwan Ee Hubka.

Sidoo Kale, Dagaalka Ayaa Haatan Ka Socda Dhinacyada Daaraha Caanka Ah Ee Daraawiishta, Waxaana Rasaasta Ugu Badan Oo Laga Maqlayaa Qalcadda Silsiladaha Ah.Dagaalkan Oo U Dhexeeya Laba Beelood Oo Wada-Dega Magaaladaas Ayaa Billowday 06:00 Subaxnimo Ee Saaka Oo Salaasa Ah Waxaana  Weli Ka Socdaa Bartamaha Degmadaas Sida U Ay Wararka Ku Helayso 

Dagaalkan ayaa Bilaabay Sida Ay wararmu Sheegayaan Saaka Salaadii Subax

 

Wixii warar Ah Ee Soo Kordha Kala Soco Saxilnews.com

 

 

 

COMMENTS
Latest News