Saxilnews.com
Dag Dag:- Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigay Hogaamiyahii Kooxdii Dablayda Ahayd Ee Weerartay Guddoomiyaha….
June 1, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa(Saxilnews)- Ciidanka boolika Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Hogaamiyahii watay kooxdii dablayda ahayd ee weerarka u qaaday Guddoomiyaha Dagmadda Daarasalaam ee duleedka waqooyi ee magaaladda hargaysa Cabdikariin Cali Sheekh.

Kooxdan dablayda ah ayaa gaadhi ay wateen guddoomiyahan daarasalaam oo siday maxaabiis furay rasaas aad u tiro badan,

Waxaana la yidhaahdaa Hogaamiyaha kooxdan dablayda ah watay Khadar Xuseen Cali (Khadar Bohosha) waxaanu ka mid yahay saraakiisha sarre ee dowladd hoose ee hargaysa halka markii horena uu ahaa xildhibaan isu soo taagay doorashadii golaha deegaanka oo uu waayay.

COMMENTS
Latest News