Saxilnews.com
Dadweynaha xaafada mujahid xabeeb ee magalada sheikh ayaa maanta ka mudo hararaaday biyo la,aan faro baas kuhaysa
September 3, 2018 - Written by editor

sheikh (saaxilnews)dadweynahan ayaa xukumada soomaliland ka codsaday inuu si dhakhso ah gacanta ula soo gasho xaalada wakalada biyaha ee magalada sheikh sido kale waxay shegeen inay biyaha barefadka ahi noqdeen kuwo aan anfacayn magalada

halkan hoose ka daawo

COMMENTS
Latest News