Saxilnews.com
Dadweynaha Somaliland oo Saaka Safaaf Dhaadheer Ugu Jira Sidii Ay U Dooran Lahaayeen Madaxweyne
November 13, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Guud ahaan shacabka Somaliland ee Qaatay Kaadhka Codbixinta Ayaa saaka u dareeray Goobaha  codbixinta waxana ay dadku ku jiraan safaf dhaadheer .

daweeynaha ayaa u taagan safaafka si nabd galayo ah waxna Sadexda musharax iyo madaxweynaha somaliland ay cod kooda ka dhiibanayaan goobta hayada shaqaalaha , waxana ilaa hada codkiisa dhiibta musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro .

Daweeynaha Ayaa Dooran Doona madaxweynaha Somaliland Hagi Dona Shanta Sano ee Soo socta waxana codkooda dhiibanaya 704089 Qof gobaha cdoayna ayaa kor u dhaafay 1600 oo goobod

COMMENTS
Latest News