Saxilnews.com
Dabaalga Aqoonsi Raadinta Somaliland Ayaa Ka Socda Wadanka Ingriiska Gaar Ahaana Magaalada Cardiff
March 29, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Kumanaan dadweyne ah oo ka tirsan Jaaliyadda S/Land ee Dalka Britain iyo Guud ahaanba qaaradda Yurub, oo ay wehelinayeen Weftigii ka tirsanaa Dawlada S/Land ee ka qayb galay kulankii Golaha Deegaanka ee Cardiff, UK ku aqoonsanayeen Madaxbanaanida S/Land oo uu halkaa kaga biiray musharaxa madaxweynanimada ee Xisbiga Ucid Md jamaal Cali xuseen ayaa dabaaldeg balaadhan ku qabtay Magaalada Cardiff ee dalka Ingiriiska, kaas oo ay ku maamuusayaan ictiraafkii golaha deegaanka ee Cardiff ku aqoonsadeen Madaxbanaanida JSL.

 

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News