Saxilnews.com
Daaw:Shirkada Fly Dubai Oo Markii Ugu Horeysay Rakaab Ay Ka Qaadey Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Ka Dejisay Goob Aaney Tagi Jirin Iyo Halka Ay Tahay Meeshaasi
May 30, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Shirkadaha diyaaraha ee Fly Dubai ayaa markii ugu horeysay taariikhda intii ay ka

duuleysay Somaliland waxaa ay maanta garoonka Hargeysa ka qaadey  rakaabkii ugu horeeyey ee tagaayey Cumrada iyo dhulka Barakeys

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News