Saxilnews.com
DAAWO:XEER ILAALIYAHA GUUD EE SOMALILAND OO IMINKA HADLEY IYO ARIMAHA UU SHEEGAY.
January 3, 2019 - Written by editor
Daawo:Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Iminka Hadley Iyo Arimaha Uu Sheegay.

Hargaysa (saxilnews)-Xassan Maxamed Aadan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta war bixin ka bixiyey sanadkii tagay ee 2018 iyo danbiyadii soo maray Xafiiska xeer ilaaliyaha guud .

Xeer Ilaaliyaha Guud ee sheegay In sanadka dhamaadey 2018 ay soo mareen kiisaskan hoos ku qoran.

Kiisaska Argagaxisada  8 Kiis

Kiisaska Dilka 52 Kiis

Kiisaska Kufsiga 143 Kiis .

Kiisaska Maan Dooriyaha 401 Kiis

http://gebogebonews.com/2019/01/03/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-somaliland-oo-iminka-hadley-iyo-arimaha-uu-sheegay/

COMMENTS
Latest News