Saxilnews.com
Daawo:Soo Dhawaynta Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Ardayda Iyo Shaqaalaha Dawlada Oo La Fasaxay Gobolka Saaxil
April 4, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Soo Dhawaynta Muuse Biixi Cabdi Awgeed ayaa Manta Loo Fasaxay Guud Ahaanba Ardayda wax ka Barta Gobolka saaxil Gaar Ahaana Magaalada Berbera Iyo Deeganada Uu Gudoomiyuhu Socdaalka Ku soo Maray Ee Dacar Budhuq Abdaal Iyo Deeganada Hoos Yimaada .1613855_875839845809587_4660294386401489493_n

Caruurta Yar Yar Ee Ku dhaqan Deeganadaasi ayaa Laamiga Hareerihiisa Tubnaa Gelinkii Hore Ee Manta Tan Iyo Intii Muuse Biixi Soo Gaadhayey

10941368_875842409142664_1151015870150871282_n

Marka Laga Yimaado Ardayda Waxaa Sidoo Kale Dhacday Inay Fasax Ahayeen Haayadaha Dawlada Ee Ka Hawlgala Magaalada Berbera Sida Dekeda Dawlada Hoose Haamaha Iyo Xarumaha Kale Ee Gobolku Ka Mid Ka Yahay

11046564_875839839142921_3016902380937837681_n (1)

Waftigaasi Muuse Biixi Hogaaminayo Ayaa Magaalada Berbera Kala Kulmay Dhabar Jeedin Iyo Inay Cidi Usoo Bixi waydo Marka Laga Reebo Shaqaalaha Yar Ee Dawlada Iyo Kooxo Lasoo Kireeyey .

DSC01173-300x169Dhacadada Layaabka Leh Ayaa Waxay Noqotay Inay Maamulka Gobolka Saaxil Soo Raafaan Gaadiidka Yar Yar Ee Loo Yaqaano Tartiibta Oo Ay soo Tubaan Kaantarolka Dhinaca Galbeed Ee Berbera

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News