Saxilnews.com
DaawoSiyaasi Cabdilaahi Dahab Oo Banaanka Soo Dhigay Dhaliilaha Iyo Gal daloolooyinka Xukuumada Madal Ay Goob Joog Ka Aheyn Wasiiro Iyo Gudoomiyaha Kulmiye 
April 8, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Cabdilaahi Dahab xoghayha gobalada iyo degmooyinka xisbiga mucaaridka ahee Waddani ayaa waxaa uu madal ay goob ka aheyn wasiiro iyo gudoomiyaha Kulmiye banaanka ku soo dhigay dhaliilaha iyo gol doloolooyinka xukuumada

 

Siyaasigan ayaa waxaa uu sidoo kale si gaar ah uga hadley xaalka qodobadii xisbiga Kulmiye olalaha ku galay oo aan noqdey qaar aan fulin isla markaana ay ka mid yahiin madax baneenta idaacada iyo Tv ga qaranka , Biyo galinta Caasimada iyo cawaaqibka ka dhalan kara heshiisyada lagu wareejiye dekada iyo madaarka Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News