Saxilnews.com
Daawo”Sida Kaliya Ee Abaarta Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jirta Uga Bixi Karnaa Waa Inaga Oo Kulmiye Nidhaahna Dhabarka Na Tus ..” Prof Ismaciil Hurre Buubaa
March 9, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (SaxilNews):- Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo maanta ka hadlaayay munaasibad xisbigaWaddani ku soo dhaweynaayey taagerayaal cusub oo ka dhacdey magaalada Borama waxaa uu sheegay in dalka dhawaan uu ka dhici doona isbedel siyaasadeed

 

Sidoo kale Prof Buubaa ayaa waxaa uu sheegay in dalka ay ka jirto abaar xun oo ilahay SWT keenay iyo abaar xukuumada Kulmiye keentay isla markaasna abaartaas Kulmiye keenay lagaga bixi karo iyada oo ay bulshadu tidhaahdo dhabar na tus Kulmiyoow maalinta doorashada waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News