Saxilnews.com
Daawo”Sabab Xeerka Bangiyada Caalamiga Ah Looga Hor Yimaado Garan Maayo , Golahana Waa La Hor Keenayaa…” Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere
March 11, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa (SaxilNews):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah mudanayaasha golahawakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in aanu isagu garaneen sabab loo hor istaago in la ansixiyo xeerka bangiyada caalamiga ah.

 

Xildhibaanka ayaa waxaa sidoo kale uu sheegay in bangiyada caalamiga ahi ay ka shaqeeyaan dhamaan dawladaha islaamka ah isla markaana golaha la hor keeni oo cod loo qaadi doono

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News