Saxilnews.com
Daawo”Qaadka Iyo Xashiishaddu Waa Waxyaabaha La Doonayo In Mustaqbalka Dalkan Lagula Wareego……” Sheekh Aadan Siiro
June 10, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa KhudbaddiiJimcaha ee shalay kaga hadlay Khatarta uu leeyahay Carrabka Bani-aadamku haddaan la xakaymin oo aan ILAAHAY dartii looga digtoonaan faafinta Wararka aan Xaqiiqada ahayn ee Bulshada dhibaato u horseedi kara.

 

Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in dhibaatooyinka Somaliland ka jira ay ka mid yihiin in Dad ka mid ah kuwa Muxtarimka ah qaarkood ay isticmaalaan Dad Dano Siyaasadeed leh, kuwaasi oo Bulshada u gudbiya Wararka mustaqbalka keeni kara in Bulshadu kala qaybsanto.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News