Saxilnews.com
Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Daad-madheed Oo u hanjabay Isuduwayaasha + jawaabta Wasiirka Caafimaadka
March 23, 2015 - Written by muuse xaasi

Oodweyne(Saxilnews.com)- Gudoomiyaha Gobolka Daadmadheedh  Cali Cawil Cabdi ayaa  si adag ugu hanjabay isuduwayaasha gobolka islamarkaana tilmaamay inuu xidhxidhi doono haday si wacan ushaqayn waayaan.

waxanu hadalkaasi ka sheegay mar shalay ka hadlayay munaasibad uu wasiirka caafimaadku ku dhagax dhigayay goob caafimaad oo laga hirgalinayo deegaanka maxamuud cabane oo ka tirsan gobolka daadmadheedh.

geesta kale Wasiirka Caafimaadka JSL Saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiye  oo hadalka qaatay ayaa jawaab ka bixiyay hadaladan Badhasaabka islamarkaana tilmaamay inuu ka leexday wadadii sharciga.

Halkan kadaawo Hanjabaada iyo Jawaabteeda

 

Muse Saleeban Maxamed

Saxilnews.com//Oodwayne //Office

berbera2002@gmail.com

.

 

COMMENTS
Latest News