Saxilnews.com
Daawo”Dalka Waxaa Ka Jirta Abaar Guurti , Abaar Barlamaan Iyo Abaar Xukuumadeed ..” Prof Cabdisalaan Yasiin
March 8, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews):- Prof Cabdisalaan Yasiin oo ka mid ah siyaasiyiinta madashuwaxaa uu si adag u dhaliilay muddo kordhintii ay sameen golaha gurtidu

 

Prof Cabdisalaan Yasiin waxaa uu sheegay in abaarta ilahay SWT uu keenay ee dalka ka jirta ay dheertay abaar xukuumadeed , abaar guurti iyo abaar baarlamaan oo iyaduna dalkii ka jirta

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News