Saxilnews.com
Daawo”Cabdiraxmaan Ciro Ma Geyo In Qori Afka Laga Galiyo ….” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Si Kulul U Hadley
May 3, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

Hargeysa (SAXI:- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay cadaadiska ka dayso xisbiga Waddani iyo musharax Cabdiraxmaan Ciro

 

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in Cabdiraxmaan Ciro aanu geyn ama maamuuskiisa aheyn in qori afka laga galiyo , saddexda musharaxna ay maanta yahin madaxweynayaal kayd ah isla markaana ay mudan yahiin maamuuska madaxweynaha oo kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

COMMENTS
Latest News