Saxilnews.com
Daawo:-Xukuumadda Somaliland Oo Wareejisay Warshadii Shibidhka Berbera Iyo Shirkadaha lagu Wareejiyey Ee Maalgashanaya Oo Shaaca Laga Qaaday
June 12, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews)Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in shirkado kala duwan ku wareejisay maalgashiga iyo dib u kicinta warshaadii Sibidhka Berbera oo muddo badan burbursanayd.

Warshadii Sibidhka Berbera ayaa xukuumaddu ku wareejisay saddex shirkadood kuwaas oo maalgashanaya warshadii Sibidhka Berbera,waxaana ay shirkadahani kala yihiin Shirkada Dahabshiil Group,Berbera  Group iyo shirkad  laga leeyahay dalka Kuwayd oo lagu magacaabo Kibko.

Halka hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=OYGkpDATjRI

COMMENTS
Latest News