Saxilnews.com
Daawo:– Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Nuxurka Waraaq Qoraal Ah Oo Ka Soo Baxay Dawlada Ingiriiska
May 28, 2017 - Written by suxufi

Hargeysa (Saxilnews) Badhasabka gobolka Maroodijeex ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska kaas oo ah in Somaliland lagu daray 48-wadan oo la sheegay inaan lagu kalsoonaan karin amaankooda.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News