Saxilnews.com
Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Sababta Ay Dr Bulxan Ugu Diiday In Uu Moqdisho Tago
May 7, 2017 - Written by Saki Adam Suxufi

 

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad cali Shire ayaa waxaa uu ka Hadley sababtaay xukuumadu ugu diiday in Dr Bulxan tago magaalada Moqdisho isla markaana u halkaas ka jeediyo khudbad ku saabsan qadiyada Somaliland .

 

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in waxii wada hadal ah ee ku saabsan qadiyada Somaliland iyo Somaliya ay baarlamaanka Somaliland u ogalaadeen oo kaliya xukuumada talada haysa .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News