Saxilnews.com
Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Bariis Caag Ka Sameysan Isla Maraana Digniin U Dirtey Ganacsatada Raashinka Keena  
June 14, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa (Saxilnews):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si adag uga hadashey Bariiska Caggaka sameysan oo la sheegay in dalka La keenay isla markaana waxaa ay digniin culus u dirtay ganacsada dalka raashinka keena

 

Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Dr Cumar Shuceyb oo maanta warbaahinta xafiiskiisa kula Hadley waxaa uu sheegay in baadhis xoogan ay sameyn doonan isla markaana cidii lagu qato talaabo adag oo sharciga waafaqsan laga qaadi doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News