Saxilnews.com
Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Digtey In La Xuso Sanadka Cusub Ee 2019-ka.
December 31, 2018 - Written by editor

Hargaysa-(saxilnews)-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta  Somaliland Sheekh Khaliil C/laahi Axme Oo Warfidiyeenka La Hadlay Ayaa Waxaa Uu  Ka Digtey In La Xuso Sanadka Cusub Ee 2019-ka. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News