Saxilnews.com
Daawo Xukunada Lagu Ridey Wiilal Dhalinyaro  Ah Oo Kufsi Wadareed Fool Xun Deegaanka Goldogob Ugu Gaystay Gabadh Dhalinyaro Ah
January 29, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Waxa maanta xukuno kala duwan lagu ridey shan wiil oo dhalinyaro ah oo dhawaan deegaanka Goldogob kufsi wadareed fool xun ugu gaystay gabadh dhaliyaro ah oo deegaankaasi ku noolayd,kuwaas oo markii danbena muuqaalo ka duubay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=xIoK5HTU6_k

COMMENTS
Latest News