Saxilnews.com
Daawo:-Xubno Wasiiro Ah Oo Xalay Kulan La Qaatay Guddiga Abaaraha Gobolka Togdheer Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay
March 27, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(Saxilnews) Xubno wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo isla markaana socdaal ku jooga magaalada Burco ayaa xalay kulan la qaatay guddiga abaaraha ee gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=U7Q7G7IxtTc

COMMENTS
Latest News