Saxilnews.com
    Daawo:-Xubno Ka Tirsan Guddiga Komishanka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Berbera Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Ay Faah-faahin Ka Bixiyeen
April 6, 2017 - Written by suxufi

 

Hargeysa(Saxilnews)Daawo:-Xubno ka tirsan guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo uu hogaaminayo gudoomiyaha guddiga komishanka qaranka ayaa socdaal ku  tagey magaalada Berera.

Waxaana ay masuuliyiintani faah-faahin ka bixiyeen ujeedada socdaalkoodu daaran yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News