Saxilnews.com
Daawo-:- Xogo Qarsoon Oo Ku Saabsan Shaqooyinka Bankiyada Caalamka
January 4, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa ():- qarnigii 11 ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd markii ay dalkatalyaanigu noqdeen xarunta ganacsiga reer yurub iyadoo xudduna u noqotay wax is dhaafsigii badeecadihii meelo badan oo dunida ah ka kala imanayey, xiligaana waxa caqavbado ka yimaadeen dhanka is fahamka lacagaha.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News