Saxilnews.com
Daawo Xogo Ku Saabsan Bastoolada Ay Sitaan Ilaalada Madaxweynaha Dalka Ruushka Mr Putin Iyo Masaafada Ay Wax Ka Dili Karto
January 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Waa bostoolad ay ka heleen oo ay muddo la dhacsanaayeen saraakiishaciidamada gaarka ah. hogaanada dhanka sirdoonka milateriga iyo cutubyada hawlgalada gaarka ah u xilsaaran waxaana ay bastooladani wax ka dili kartaa masaafo 100 M ah , rasaasteeduna waxaa ay awood u leedahay in ay gubto oo ay baabiiso 2 gaadhi oo kuwa gaasmhan ah

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News